Abwaan Cumar Cali Salaad iyo Gabaygii (Midniimo Surre)
Friday, 21 May 2010 16:51

Waxaan halkaan idinku Haynaa Gabay kale OO Caan Ah oo Ka Mid ah  Gabayadii Abwaan  Cumar Ali Salaad

Midniimo
 

1_Mogow hurdaba malado baryaha maliin iyo leyle

2_Tariiqda la soo mare hadan mirir ka 3-Faaloodo

3-Surre martabadu laha hadan mesha ka Sadeyo

4_Maalinti darood madaxa geed inu koro Daniba moodsiisey

5_Mindiyaha hawiye so gurte rabey inuu Magowshaaye

6_Surraa magan loga dhigay wow miciin Faley

7_Musibadi iyo dhibti malinta maskax iyo Caqli

Ku mamulo isega macalin kogi ah

8_Maryoolayda surra dintaba baro Macalinkoodi ah


9_Malinti xaajo murugto ee murunku Dheraado

10_Maya iyo haa misaana leesu mariwayo

11_Nin waliba wuxu mudunyahay iyo Garteed surra marin jirey

Oo macaliinkoodi ah

12_Malintii geel lakala meersho

Oo Weerar iyo dagaal leysku muruq siyo 13_Makta iyo xoolaha surra uu kala Meerijirey

Oo macaliinkoodi ah

 

14_Intaas tariikh la so marey muhashadeedi Dheh

15_Niin madluusan oo raba midniimo mirar Kiciisi dheh

16_Makastiyo niiman I magic aqoon madax Jabkiisi dheh

17_Midbaase xusuus ah

18_Surrow waxa marhoore idin kharibey wa Kalidi meelmeerka

19_Waa waxaa minority ka dhiigey magacna ku diidey

20_Waa waxaa matanaha ka jaare meel cidla Ah ku taagey

21_Mamul lamaga maarme surre madax ha Loo dorto

22_Mar hoore hadanad muuqan manta Mujacududdiina hogan midda intad Yelataan mel u wada jeysta

23_Muruqiyo italkiina mel isugu gaya

24_Malkiyo maskaxdiinaba ka dhiga midaad Mideysaan

25_Maxastiina intaad arurisaan meel isugu Geeya

26_Muxubada dhaxdiina ka dhiga lagama Marmaan

27_Miyo iyo magaaloyiin inad ledihin marka unka maqashiiya

28_Nabad ba macaan wana mahuraan Hayeeshe

29_Madafic la rido maagis iyo fidno 30_Somali Wa meheredoodii

31_Surrow military iyo xoog kama 32_Maarantide maanka geli taase

33_Maleeshiyooinkaga inta tababartaan 34_Mushar malinwalba siiya

35_Moradada inan la so gillin markaa waba Loo marage

36_Midigta ku qabo qalinka masxafkiyo Kitabkaba

37_Madresado intad dhisatan ubadka Meleeya

38_Mohuranka nolosha waa biyee

39_Mirkaasban cidina mogeeyne

40_Motorad intad qotomisan ciida kala miira

41_Marka iyo jamameba muuska ku abuura

42_Masageeda iyo galeygaba dalaga meleeya

43_Macdanta iyo dheemnka markaa mel Walba uu dhofsha

44_Marsadaha iyo xeebahaba marakiib 45_Mug Weyn intad geysataan gura Malaygodhan

46_Melkasto oo dhaqaale leh marka Adigu Mareyso markas ba 47_Hablaheenimudna ku Mashxaradi dooni

48_Markaasaan reg faanmudan inad tihin uun ka maqashiin


 

By_Abwaan Cumar Cali Salad

Xigasho: Camaara.com

 

www.lajiide.com

 

email: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it