Inaa lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun.Taacsi tiraanyo leh
Monday, 21 June 2010 08:25

Inaa lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun .

Waxaa Halkaan tacsi oga direynaa  dhamaan cidi u ka geeriyooday Cumar Jamac Xirsi,(Cumer jamac jabey) o isbuci ama weegii la soo dhaafay ku geriyoday dalka in Kenya gar ahan xerada qaxootiga ah ee (Kakuma wadanka Kenya) Ilaahay Janada Fardowso Ha ka Waraabiyo: AAmiin

 

Dhaman baahda Maamulka Shabakada Lajiide online waxey Tucsi  u dirayan dhamaan  Eheladiisa meelba oo ay jogaan waxaan leen nahay samir iyo imaan ilahay  ha idinka siiyo AAMIN.