| Tafaftiraha Lajiide oo la kulmay Prime minister of New Zealand |
| Thursday, 29 July 2010 10:47 | |||
|
Tafiftiraha Lajiide online Farhan Abdi Osman ayaa la kulmay Razalwasarah Wadanka New Zealand Hon.John Key. Labada masuaal waxay ka wada hadleen arimo ku saabsan Somalida ku dhaqan wadanka New Zealand iyo guud ahaan Somalia. Prime minister Key wuxuu ogaaday ama yaqiinsaday in Somalida ay yihiin dad waxtar leh oo horumar jecel. Taas oo tusaale ka ah somali badan oo dhigato jamacadaha ku yaal New Zealand. wuxuu aad uga riyaaqay sida hada caalamaka ay isha uga hayaan Somalia, lakiin waxay labada musuul ay isla qireen in hada ay somalaia marayso marxalad adag. Gabadii waxay isku raacen Somalida jogta New Zealand dowlada ay gacan qabato arimaha ku saabsan shaqooyinka iyo hormarka ay bahantahy bulshawaynta Somalia degan New Zealand.Lajiide' www.lajiide.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|





























